Qeexid
"(fiis.) Astaanta ay leedahay mareeg danab, ee u suurtogelisa isbeddelka qulqulka danabka maraaya mareegta in uu ku saaqo x.d.w. mareegta, waxana bada-naaba loo yaqaanaa laftii-saaqniin."
"(fiis.) Astaanta ay leedahay mareeg danab, ee u suurtogelisa isbeddelka qulqulka danabka maraaya mareegta in uu ku saaqo x.d.w. mareegta, waxana bada-naaba loo yaqaanaa laftii-saaqniin."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Kalluun badeed lullumada u eg oo badanaa la qasacadeeyo.
m.l
Wadaag:
Dhir geedo kale ku faalalid.
Xanuun, sun iwm jirka ku fidid.
Ur dareemid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Dhir geedaha kale ku faalasha.
Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
m.l
Wadaag:
(-no, m.l) Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
m.dh
Wadaag:
Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn.
Arday waxbarasho la socon waayey.
m.l
Wadaag:
Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho.
Qof imtaxaan ku dhicid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: