Qeexid

"(bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay."

Qeexid Xigta

Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saar oo kali ah:
  • Gaari Tikniko ah oo uu saarnaa Qoriga Zuuga ayaa la sheegay in Baasuuke ay qabadsiiyeen Ciidamadii Maxkamadaha walow la sheegay in markii danbe ay wateen Gaarigaasi Xoogagga Alshabaab iyo Xisbul islaam oo isgarabsanayay.
  • Xeer ilaaliyaha Maxkamada Bosaso Axmed Taraan ayaa sheegay inay dhamaan ragaasi yihiin eedaysanayaal isla markaana la saari doono Sharcigu wixii uu ka qabo Afduubkaasi.