Qeexid
"Wax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
saaran naa
saaran nayd
f.mg4"Wax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho."
Wadaag:
Wax, wax kale dushooda yaalyaal ahaansho. Xeerada bariiska ah hilib baa saarsaaran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Tillaabo.
Raad.
m.dh
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Geed faalala, leh caleemo iyo laamo jiljilicsan oo dhirta kale ku saaqa.
m.l
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geela intiisa aan weli gaarinda'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa.
Doog iyo barwaaqo badan.
Aa.ah: meeldoog badan leh. 4. Aa.ah: waqti doog iyobarwaaqo leh.
m.l.u
Wadaag:
Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.
Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.
m.l
Wadaag:
Nin naag u galmoosho.
Wan lax kudud.
Wax, wax kale dul dhigasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Gabadh la aroosay oo la shaash saaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax la koosaaray ahaansho. ld goosaaran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax, wax kale dushiisa yaalla ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
m.dh
Wadaag:
Wax saab leh ahaansho. ld saabsan.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: