Qeexid
"(-rro, m.dh) Magacyada Ilaahay mid ka mid ah."
"(-rro, m.dh) Magacyada Ilaahay mid ka mid ah."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qaalin geel ah oo aan rimin waqtigii ay rimi lahayd.
m.dh
Wadaag:
Haragga oogada oo adkaada, siiba kan sacabbada iyo cagaha.
Harag qolof adag noqday oo shafka, goroflegedka iyo cagaha geelu ku yeesho.
Geed nagaaraad oo yar. ld gaatur.
m.dh
Wadaag:
Maalinta oo afar iyo labaatan meelood loo qaybiyey meesheed; saacad.
Uraad; urshi.
m.l
Wadaag:
Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Tillaabo.
Raad.
m.dh
Wadaag: