Qeexid
"eeg saawee. ld sawayn."
"eeg saawee. ld sawayn."
Wadaag:
Wax, wax kale u ekaysiin.
Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld sawee.
f.g2
-weeyay, -waysay
Wadaag:
Hab falgal biyood oo dhex mara iistar iyo haydarogsaydh.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.
m.dh
Wadaag: