Qeexid

"(-bbo, m.dh) Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saaxiib oo kali ah:
  • Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Muqdisho:-Ciidmada Dowladda oo maanta mar qura si bareer ah u dilay 12 qof oo rayid ah.
  • Si mug leh ayuu ugu diyaargaroobay ka qaybgalka arooska wiilka tolkiis ah oo horena ay saaxiibbo u ahaayeen,in kastoo ay mudddo dheeri ka soo wareegtay.