Qeexid
"(-do, m.l) Gabar xiriir gacaltooyo lala leeyahay."
"(-do, m.l) Gabar xiriir gacaltooyo lala leeyahay."
Wadaag:
La s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.
m.l
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Meesha xoolaha la gadayo lagu xereeyo oo lagu siiyo caws iyo biyo; xero; deyr; siibad.
m.dh
Wadaag:
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Cunto safarka loo qaato; sahay.
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m.l
Wadaag:
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Cunto safarka loo qaato; sahay.
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Badan weyn oo si gaar ah loo sameeyey, matoor lehoo maraakiibta wax loogu geeyo loogana soo qaado. ld sixiimad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.dh) Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra saas.
m.dh.u
Wadaag:
Qalab waqtiga lagu cabbiro oo leh meel wareegsan oo lambaro ku yaalliin iyo laba irbadood oo kala dheer oo mid saacadda muujiso midda kalena daqiiqadaha muujiso.
Maalinta oo 24 meelood loo qaybiyey meesheed.
Wakhti.
m.dh
Wadaag: