Qeexid
"(-do, m.l) Naag sixirka taqaan."
"(-do, m.l) Naag sixirka taqaan."
Wadaag:
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Cunto safarka loo qaato; sahay.
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m.l
Wadaag:
Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto.
Cunto safarka loo qaato; sahay.
Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.
m.l
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.
m.l
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.
m.dh
Wadaag:
La s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Macaamil wanaagsan, wax isdhaafsi leh oo cid dhexmara.
ld saayirid.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.dh) Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra saas.
m.dh.u
Wadaag:
Qalab waqtiga lagu cabbiro oo leh meel wareegsan oo lambaro ku yaalliin iyo laba irbadood oo kala dheer oo mid saacadda muujiso midda kalena daqiiqadaha muujiso.
Maalinta oo 24 meelood loo qaybiyey meesheed.
Wakhti.
m.dh
Wadaag: