Qeexid
"Wax kordhid. ld saa'id2."
[-day, -dday]
saayid2 ay
saayid2 day
f.mg1"Wax kordhid. ld saa'id2."
Wadaag:
eeg say
2. Isbarbardhigid; sarcid (dun, liilammo iwm).
m.dh
Wadaag:
Wax tiradooda kordhin. ld saa'idi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cabsi Ilaah u go'id.
Ka s.: wax la caadaystay joojin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ka s.: cid ka gacan sarreyn. ld saa'idcalee.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Macaamil wanaagsan, wax isdhaafsi leh oo cid dhexmara.
ld saayirid.
m.dh
Wadaag:
(-qiin, m.dh) Nin qalinka, dahabka iwm ka sameeya waxyaalaha lagu xarragooda.
m.l
Wadaag:
Si caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: