Qeexid
"Wax tiradooda kordhin. ld saa'idi."
[-iyay, -isay]
saayid yay
saayid say
f.g2"Wax tiradooda kordhin. ld saa'idi."
Wadaag:
La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ka s.: cid ka gacan sarreyn. ld saa'idcalee.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Macaamil wanaagsan, wax isdhaafsi leh oo cid dhexmara.
ld saayirid.
m.dh
Wadaag:
(-qiin, m.dh) Nin qalinka, dahabka iwm ka sameeya waxyaalaha lagu xarragooda.
m.l
Wadaag:
eeg say
2. Isbarbardhigid; sarcid (dun, liilammo iwm).
m.dh
Wadaag: