Qeexid

"Wax sasabid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabaali oo kali ah:
  • Qaybsanaanta iyo kala feejignaanta bulshada dawadeedu ma aha ciidan la dhaqdhaqaajiyo, ee waa sasabid iyo sabaalin, xataa haddii ay labaatan sano qaadanayso, waayo waxa dhacay waa wax aad u weyn.