Qeexid
"(-nno, m.dh) Waqti; waa; jeer. ld samaan1."
"(-nno, m.dh) Waqti; waa; jeer. ld samaan1."
Wadaag:
Alaabta guryaha la dhigto oo ay ka mid yihiin kuraasta, miisadaha, sariiraha iwm oo lagu dhaqmo. ld saa-maan.
m.l.w
Wadaag:
(-llo, m.dh) Raalligelinta nafley wax lagu raalligeliyo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.dh) Dhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan ka yimaad qanjirrada mukulaal sabaadda.
m.l
Wadaag:
Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Tillaabo.
Raad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Kimis balballaaran oo si gaar ah looga dubo bur; burkaaki jabbaati.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Kalluun dusha ka cagaaran oo badda ku nool. ld socoobaan.
m.l
Wadaag:
Wax u dulqaadasho.
Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur2, samar2, samir2.
f.mg1
Wadaag:
Wax dhaciddooda mas'uul ka noqosho.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax saab leh ahaansho. ld saabsan.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Dulqaad.
(-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog.
(-rro, m.dh) Buur salkeed. ld sabbur1, sabir (2), samir1.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Tib bir ah oo dhinac fiiqan leh oo ceelasha iyo dhulka adag lagu qodo.
m.dh
Wadaag: