Qeexid

"(-do, m.dh) Agagaarka guriga, xerada iwm."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabad oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Ururka Xisbul Islaam oo ka qeybgalay Munaasabad Maamul Cusub loogu sameeyay Degmada Afgooye ee G/Shabeelada Hoose.
  • Qaybaha kala duwan ee bulshada oo socd ku maraya barxada Garowe Sidoo kale waxaa siweyn loo xardhey barxadda weyn ee magaalada Garowe oo goor maalmo kahor loo diyaariyey in lagu qabto munaasabadda lagu xusayo 1da August.