Qeexid
"(-xay, -xday: -bixi) ld samatabbax2."
"(-xay, -xday: -bixi) ld samatabbax2."
Wadaag:
Wax halis ah ka nabad gelin.
Wax halis ah ka nabad gelid. ld sabatabbax2.
f.mg1
Wadaag:
Ka nabad gelidda halis iyo cabsi laga nabad galo. ld sabatabbax1.
m.l
Wadaag:
Cayaar turub hal mar wada helid.
f.g2
-teeyay, -teysay
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).
f.mg1
Wadaag:
/mg1 Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.
f.g
-xay, -xday, -bixi
Wadaag:
Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo.
S. ah: qof araggiisa la karahsado.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed.
m.l
Wadaag: