Qeexid
"Dhar wax midab loo yeelay ahaansho."
[-khnaa, -khnayd]
sabbakhan hnaa
sabbakhan hnayd
f.mg4"Dhar wax midab loo yeelay ahaansho."
Wadaag:
Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo.
S. ah: qof araggiisa la karahsado.
m.l
Wadaag:
Cayaar turub hal mar wada helid.
f.g2
-teeyay, -teysay
Wadaag:
Cid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Aadidda meel la aado si looga war keeno.
S. ah: qof meel loo diro si uu uga war keeno.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) S. ah: naag araggeeda laga naxo oo la karahsado.
m.dh.kh
Wadaag:
Biyo, hawo iwm dul heehaabid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag: