Qeexid

"eeg sabbee. ld sabbays."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabbayn oo kali ah:
  • Waxaanu sabbaynayney badda 18 cisho.
  • U malayn maayo in aad qiyaasi kartaan dhibka iyo halaagga ka muuqda dad 18 cisho bad dul sabbaynayey.