Qeexid
"Sacabbo isla dhicid. ld sacbi."
[-iyay, -isay]
sabc yay
sabc say
f.mg2"Sacabbo isla dhicid. ld sacbi."
Wadaag:
Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan.
Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
m.dh
Wadaag:
Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Xanuunka iyo dhibaatada oo loo adkaysto; samir.
ld sabar1.
m.l
Wadaag:
Dabayl kulul oo xagaaga dhacda.
(-ooyin, m.l) Dhul kooban oo ceel ama guri ku wareegsan heelad.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Degaan gaar ah oo uu noole ku noolaado, tusaale ahaan: balliyada, webiyada, ayda iwm.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid wax dani ugu jirto, cid kale si ay u fuliso hadal ku qancin.
(f.mg) Degan, ceel, iwm agagaarkooda tuurid (xoolo).
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Cid inay samirto gayeysiin. ld samri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-no, m.l) Neef ido ah oo dheddig oo aan weli curan. ld subeen.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.l) Xubinta taranka ee xoolaha dheddig. ld samiil.
m.dh
Wadaag: