Qeexid
"eeg sabci. ld sabcis, sacbin, sacbis."
"eeg sabci. ld sabcis, sacbin, sacbis."
Wadaag:
Sacabbo isla dhicid. ld sacbi.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan.
Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
m.dh
Wadaag:
Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(juqr.) Degaan gaar ah oo uu noole ku noolaado, tusaale ahaan: balliyada, webiyada, ayda iwm.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid wax dani ugu jirto, cid kale si ay u fuliso hadal ku qancin.
(f.mg) Degan, ceel, iwm agagaarkooda tuurid (xoolo).
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Cid inay samirto gayeysiin. ld samri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed faalala oo laamo dhaadheer iyo caleemo yaryar leh oo geelu daaqo.
m.l
Wadaag: