Qeexid

"/dh Miro canab oo la qallajiyey. ld sibiib."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabiib oo kali ah:
  • Wadanka Somaliya guud ahaan gaar ahaan magaalda Muqdisho ayaa waxaa maalin walba qaraxyada lala beegsado ciidamada dowlada iyo kuwa hobow ah waxaa wax ku noqda dad sida Sabiibo oo aan waxba galabsan.
  • "Maalmihii ugu dambeeya wuxuu xanuunsanaa, wuxuuna qabay cudurka dhiig-karka isaga ayaana filaynaa inuu u dhintay, mana jirto xanuun kale oo aan ku ogeyn" sidaa waxaa tiri walaashiis Sabiibo Nuuradiin Axmed oo ka warbixinaysay geerida Marxuum Nuuradiin.