Qeexid
"(-lo, m.l) Xubinta taranka ee xoolaha dheddig. ld samiil."
"(-lo, m.l) Xubinta taranka ee xoolaha dheddig. ld samiil."
Wadaag:
Xanuunka iyo dhibaatada oo loo adkaysto; samir.
ld sabar1.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh/qabaa'il, m.l) Dad dhalasho wada sheegta. ld qabiilo.
m.l
Wadaag:
Cayaarta (turubka) dabaka-eriga ran yaryar hor marin si uu ranka waaweyni u soo haro.
Cid qayaamo wax ugu qaadid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Carruur, haween iwm wax ku raalli gelin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan.
Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab laamo dhuudhuuban iyo caleemo sida kuwa meseggada u baxa leh, kana baxa Afrika iyo Aasiya oo leh bari dhadhan kulul oo cuntada lagu darsado, daawana laga sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Sacabbo isla dhicid. ld sacbi.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dabayl kulul oo xagaaga dhacda.
(-ooyin, m.l) Dhul kooban oo ceel ama guri ku wareegsan heelad.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Degaan gaar ah oo uu noole ku noolaado, tusaale ahaan: balliyada, webiyada, ayda iwm.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid wax dani ugu jirto, cid kale si ay u fuliso hadal ku qancin.
(f.mg) Degan, ceel, iwm agagaarkooda tuurid (xoolo).
f.g
-btay, -batay
Wadaag: