Qeexid

"S. ah: qof aad u xoolo yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabool oo kali ah:
  • Clinton waxaa uu bartimaameed ka dhigtay dhibaatada Aids-ka ee Afrika, waxaa kale oo ka hadlay qorshe seddex waji ah oo qaarada Afirka lagaga saarayo Saboolnimada.
  • Waxaananu nahay qoys sabool ah oo danyar ah, mana hayo wax aan carruurtaa ku quudiyo sidaa darteed waxaan ka codsanayaa bulshada in cidii I caawin kartaa in ay iigu yaboohaan wixii ay ii heli karaan.