Qeexid

"Cid inay samirto gayeysiin. ld samri."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sabri oo kali ah:
  • Shuuriye Faarax Sabriye oo isaguna saxaafada la hadlay ayaa sheegay in weerarka lagu soo qaaday ayna iska difaacayaan, isagoo xaqiijiyay in dagaalku soo galay gudaha Magaalada oo uu socdo.
  • Shuuriye Faarax Sabriye oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in iyagu ay duqeynayaan magaalada dhinaca kasoo horjeedana aysan madaafiic haysan.