Qeexid
"Qof aad u caqli yar oo aan waxba lagu aamini karin sawaab."
"Qof aad u caqli yar oo aan waxba lagu aamini karin sawaab."
Wadaag:
Wax saab loo yeelay ahaansho.
Ku s.: arrin iwm wax la xiriira ahaansho.
ld saaban.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg saabsan. ld saabsanaansho, saabnaan, saabnaansho saabsanaansho m.l/dh ld saabsanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelasha qaarkood lagu rido laguna qaado.
Oogada qaarkeeda sare, inta ka samay-san isku qoofalka feeraha, lafdhabarta iyo lafsakaarta oo wadnaha iyo sambabbadu ku dhex jiraan.
Taliye.
m.l
Wadaag:
(xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg le'eg hal. Ama xood uran oo ku wanqaran dhidibkiisa. Barta uu xoodku ka gooyo dhidibka waa geeska. Habdhiska kulanka kaartis saabku waxa uu leeyahay isle'eg beegaal oo leh sansaanka y = 4ax.
y(xis.) Ururka baraha in u wada jira xarriiq iyo bar maguuraan ah. Xarriiq-da waxa la yiraahdaa jeedshe bartana kul-mis.
m.l
Wadaag:
Cudur, gaajo, roob iwm berrin wada gaarid. ld saabso.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax saab leh ahaansho. ld saabsan.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Cayaarta (turubka) dabaka-eriga ran yaryar hor marin si uu ranka waaweyni u soo haro.
Cid qayaamo wax ugu qaadid.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Alaabta guryaha la dhigto oo ay ka mid yihiin kuraasta, miisadaha, sariiraha iwm oo lagu dhaqmo. ld saa-maan.
m.l.w
Wadaag: