Qeexid

"(-co, m.l) Neef lo' ah, dheddig oo curtay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sac oo kali ah:
  • Sidaas darteed, dadka qanaca iyo quusta miciinsaday ee reer Muqdisho, si sahlan uguma sacab-tumayaan durbaan dambe oo Siyaasadeed, ilaa ay ishoodu aragto wax ay ku qanacdo.
  • Mawqifka cusub ee dawladda sacuudigu ay ka istaagtay arrinta Ciraaq waxaa maalintii axaddii ku sheegay waraysi uu bixiyay Wasiirka arrimaha dibadda ee sacuudigu Amiir Sacuud Al Faysal.