Qeexid
Sacabbada wax ku qaadid.
[-beeyay, -baysay]
f.g2Sacabbada wax ku qaadid.
Fal / verb
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Biyo, hawo iwm dul heehaabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha.
Qeexid Xigta: Sacabbada oo laysku dhufto.
Qeexid Kale: Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sacabbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Jawaan, sanduuq iwm suuf, dhar iwm ku cidid.
Qeexid Xigta: Buntukh dhuunta xabbad u dhigid si ay dhicid diyaar ugu noqoto.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid.
Qeexid Xigta: Neef sacab-bada ku maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: ld shaabbadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Calaacalaha isku dhufasho.
Qeexid Xigta: Sacab cayaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Timir lafahii iyo gobortii laga gu-ray oo la cajimay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-cfay, -caftay; -cfi) Timir sacaf ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Gabar yar oo dibadda ariga ku maasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Geel wax ku tumasho. Rabbi m.l Weynaha dunida iyo waxa ku dul nool oo dhan abuuray; Alle; Eebbe.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Ubad si habboon u barbaarin.
Qeexid Xigta: Xayawaan rabbaayad ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: egg sacabso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sacabtun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-cmay, -cantay; -cmi) Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Waddo si joogto ah u marid.
Qeexid Xigta: Xaskul la duugay tumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Cid hubayn. 2 Wax xaaqid. 3. Wax galayn.
Qeexid Kale: Wax galayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Aayar socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-co, m.l) Neef lo' ah, dheddig oo curtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]