Qeexid
(-ooyin, m.l) Gabar yar oo dibadda ariga ku maasha.
(-ooyin, m.l) Gabar yar oo dibadda ariga ku maasha.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.f.dh
Qeexid: egg sacabso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid.
Qeexid Xigta: Neef sacab-bada ku maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha.
Qeexid Xigta: Sacabbada oo laysku dhufto.
Qeexid Kale: Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Xubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Sacabbada wax ku qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Calaacalaha isku dhufasho.
Qeexid Xigta: Sacab cayaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Timir lafahii iyo gobortii laga gu-ray oo la cajimay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-cfay, -caftay; -cfi) Timir sacaf ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sacabbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sacabtun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]