Qeexid
"Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid."
Qeexid Xigta
Neef sacab-bada ku maalid.
[-saday, -satay]
sacabs aday
sacabs atay
f.g3"Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid."
Neef sacab-bada ku maalid.
Wadaag:
Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha.
Sacabbada oo laysku dhufto.
Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Gabar yar oo dibadda ariga ku maasha.
m.dh
Wadaag:
Sacabbada wax ku qaadid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Ka c.: cabsi dareemid. ld cabsoo.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Koox xiddigo ah, cadcad oo ku yaal lixaha iyo cadaadda agtooda, meel aan diillincaanoodda ka fogayn.
Koox lo' ah.
m.l
Wadaag: