Qeexid
"Budo hurdi ah oo wax lagu midabeeyo, waxna lagu daweeyo."
"Budo hurdi ah oo wax lagu midabeeyo, waxna lagu daweeyo."
Wadaag:
Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Tillaabo.
Raad.
m.dh
Wadaag:
eeg farayar. ld fara yaraansho, farayari, farayaro.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Kalluun dusha ka cagaaran oo badda ku nool. ld socoobaan.
m.l
Wadaag:
Weylo daaqa oo aan dhibaato mudanayn caanaha hooyada hadday waa yaan.
m.l.u
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: