Qeexid
"(-miin, m.dh) Qof wanagsan oo deeq iyo dabeecadba leh."
"(-miin, m.dh) Qof wanagsan oo deeq iyo dabeecadba leh."
Wadaag:
Koox xiddigo ah, cadcad oo ku yaal lixaha iyo cadaadda agtooda, meel aan diillincaanoodda ka fogayn.
Koox lo' ah.
m.l
Wadaag:
Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha.
Sacabbada oo laysku dhufto.
Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.
m.l
Wadaag: