"Naar ka mid ah toddobada naarood."
Wadaag:
(-miin, m.dh) Qof wanagsan oo deeq iyo dabeecadba leh.
m.l
Naar ka mid ah toddobada naarood. ld saciira.
m.dh
(-co, m.l) Neef lo' ah, dheddig oo curtay.
ld carceero.
Koox xiddigo ah, cadcad oo ku yaal lixaha iyo cadaadda agtooda, meel aan diillincaanoodda ka fogayn.
Koox lo' ah.