"eeg sacsacan1."
Wadaag:
Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareeyey.
m.l
(-cmay, -cantay; -cmi) Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey noqosho.
f.mg1
Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
ld sacsac naansho.
m.f.dh
eeg sacabtun.
eeg sacaf2.
eeg soocan1.
eeg saaqan1.
eeg dhacan2.
(-co, m.l) Neef lo' ah, dheddig oo curtay.
/dh ld sacsacnaan.