Qeexid
"Dhulman laba qalbac ka samaysan oo badanaa badda laga helo."
"Dhulman laba qalbac ka samaysan oo badanaa badda laga helo."
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Gogol ulo yaryar, dhuudhuuban oo isku xirxiran ka samay-san.
m.l
Wadaag:
Wax docdooda fidsantahay oo kore.
ld sagxad. Baabuur, markab iwm meesha sare ee alaabta la dhigo.
m.l
Wadaag:
Xarriiq toosan oo xaashiyaha wax lagu qoro loo yeelo.
Qoraal xaashi ku qoran oo hal diillin iskula yaal.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo.
m.dh
Wadaag:
Sadaqo bixin. ld saddaqee.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
(daaw.) Qaddar daawo ah oo si taxadar leh loo qiyaasay takhtar u qoray in markiiba bukaan.
m.l
Wadaag:
Xaashi iwm sadarro u yeelid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Xoolo allabari ahaan loo qalo.
S. ah: qof aan qiimo lahayn.
m.dh
Wadaag: