Qeexid
"Xaashi, loox iwm wax sadarro loo yeelay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
sadarraysan naa
sadarraysan nayd
f.mg4"Xaashi, loox iwm wax sadarro loo yeelay ahaansho."
Wadaag:
Wax dandarro hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dacdarro hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax siddo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ul yar lala dhacay ahaansho. ld sergedeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax safradi hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
Wadaag:
Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xaashi iwm sadarro u yeelid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Wax sanuunad leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xarriiq toosan oo xaashiyaha wax lagu qoro loo yeelo.
Qoraal xaashi ku qoran oo hal diillin iskula yaal.
m.l
Wadaag:
Ka s.: wax, wax kale ka kor marin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ilmo yar wax niyadda laga dilay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: