Qeexid
Xaashi iwm sadarro u yeelid.
[-reeyay, -reysay]
f.g2Xaashi iwm sadarro u yeelid.
Fal / verb
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Ka s.: wax, wax kale kor saaran ama ka derejaweyn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld sadarreyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sadarree. ld sadarreys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xarriiq toosan oo xaashiyaha wax lagu qoro loo yeelo.
Qeexid Xigta: Qoraal xaashi ku qoran oo hal diillin iskula yaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Badar iniino yaryar oo bariis u eg leh adduunka oo dhanna laga cuno, marka la shiidana bur noqda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -qeeyay, -qaysay
Qeexid: Sadaqo bixin. ld saddaqee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Xaashi, loox iwm wax sadarro loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ilaah.
Qeexid Xigta: Daraja sare oo askareed; jeneraal.
Qeexid Kale: Xisaab jajab ah oo la qaybinayo tan kor la dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley cudur qaadsiin.
Qeexid Xigta: Cid wax xun barid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhulman laba qalbac ka samaysan oo badanaa badda laga helo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Gogol ulo yaryar, dhuudhuuban oo isku xirxiran ka samay-san.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax docdooda fidsantahay oo kore.
Qeexid Xigta: ld sagxad. Baabuur, markab iwm meesha sare ee alaabta la dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Wax dacdarro badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley dandarro badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sadarraysan. ld sadarraysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: (f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Goor subax ah marti cunto siin.
Qeexid Kale: (f.mg) Cid wax ka rajayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Wax ciid ku shubid.
Qeexid Xigta: Geel cusbo siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Wax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -dheeyay, -dheysay
Qeexid: Aafeyn.
Qeexid Xigta: ld saree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -qeeyay, -qaysay
Qeexid: Xoolo allabari ahaan u qalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]