Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) (c.nafl.) Muruq saddex madax leh, gaar ahaan saddexsuullaha cududda oo ku yaal cududda xaggeeda dambe wuxuuna fidiyaa dhudhunka."
"(-layaal, m.l/dh) (c.nafl.) Muruq saddex madax leh, gaar ahaan saddexsuullaha cududda oo ku yaal cududda xaggeeda dambe wuxuuna fidiyaa dhudhunka."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Xaashi turub oo saddex dhibcood leh.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Muruqyada uguwaaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu kuyaal bowdada.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (c.nafl.) Muruq laba madax leh. Laba madaxlaha cududda wuxuu ku yaal inta u dhexeysa isgooyska garabka ila isgooyska xusulka wuxuu laabaa cududda iyo dhudhunka wuxuuna xagga calaacasha u rogaa dhudhunka iyo gacanta laba madaxlaha shanshada wuxuu ku yaal xagga dambe ee bawdada wuxuuna qabtaa laabidda jilibka, fidinta bowdada iyo rogidda lugta xagga dibadda.
m.l
Wadaag:
Cayaar jiib iyo jaan leh oo saddex goor la gooyo kana mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka sooma-liyeed.
m.dh
Wadaag:
madaxla' m.dh 1. Waddo yar oo markii waxyar lagu socdo dhammaato. 2. Jeex wax yar markuu socdo dhamaada.
Wadaag:
saddex-xagal dhinacyo isle'eg m.l (xis.) Saddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo ka mid ah xaglihiisuna cabbirkeedu dhanyahay 60°.
Wadaag:
saddex-xagal labaale m.l (xis.) Saddex-xagal leh laba dhinac oo isle'eq iyo laba xaglood oo isleeq.
Wadaag:
saddex-xagal isma le'eke m.l (xis.) Saddex xagalka dhammaan dhinacyadiisa iyo xaglihiisuba aan isle'ekeen.
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Muruq salka saddex madax ku leh.
m.l
Wadaag:
saddex-xagal labaale m.l (xis.) Saddex-xagal leh laba dhinac oo isle'eq iyo laba xaglood oo isleeq.
Wadaag:
saddex-xagal isma le'eke m.l (xis.) Saddex xagalka dhammaan dhinacyadiisa iyo xaglihiisuba aan isle'ekeen.
Wadaag:
saddex-xagal dhinacyo isle'eg m.l (xis.) Saddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo ka mid ah xaglihiisuna cabbirkeedu dhanyahay 60°.
Wadaag:
Dheddig wax laba ilmood leh ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Nafley dheddig iyo labadeeda cunug oo wada jira.
Koox ka kooban saddex cunsur.
m.l
Wadaag:
Wax docdooda fidsantahay oo kore.
ld sagxad. Baabuur, markab iwm meesha sare ee alaabta la dhigo.
m.l
Wadaag: