Qeexid
"Shaxan saddex dhinac leh."
Qeexid Xigta
S. ah: nooc ablayda ka mid ah oo daabkeedu xaggiisa sare saddex ganood ku leeyahay.
"Shaxan saddex dhinac leh."
S. ah: nooc ablayda ka mid ah oo daabkeedu xaggiisa sare saddex ganood ku leeyahay.
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Xaashi turub oo saddex dhibcood leh.
m.l
Wadaag:
Nafley dheddig iyo labadeeda cunug oo wada jira.
Koox ka kooban saddex cunsur.
m.l
Wadaag:
Cayaar jiib iyo jaan leh oo saddex goor la gooyo kana mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka sooma-liyeed.
m.dh
Wadaag:
Dheddig wax laba ilmood leh ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Xoolo nugul ah saddex beri biyo moogaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Maro haweenku waayadii hore qaadan jireen oo saddex qeyd oo isku tolan ka samaysan.
m.l
Wadaag:
Saddex ka dhigasho (wax).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc cawska ka mid ah.
Hub laba waran iyo gaashaan ka kooban.
m.dh
Wadaag:
Kal saddex beri biyaha laga qado.
S. qad ah: xoolo nugul ah oo aan saddex beri biyo cabbin.
m.l.kh
Wadaag:
Laba wiil oo isku hooyo iyo aabbe ah, wiil saddexaad oo waalidkood dhalay oo ku soo kordha.
Arrin, dood iwm oo laba qof isku hayaan qof aan loo baahnayn oo soo dhex gala siina fidneeya.
m.l
Wadaag:
saddex-xagal labaale m.l (xis.) Saddex-xagal leh laba dhinac oo isle'eq iyo laba xaglood oo isleeq.
Wadaag:
saddex-xagal dhinacyo isle'eg m.l (xis.) Saddex-xagal leh saddex dhinac oo isle'eg iyo xagal kasta oo ka mid ah xaglihiisuna cabbirkeedu dhanyahay 60°.
Wadaag:
saddex-xagal isma le'eke m.l (xis.) Saddex xagalka dhammaan dhinacyadiisa iyo xaglihiisuba aan isle'ekeen.
Wadaag: