Qeexid Xigta
ld saddxejibbaarnaansho.
ld saddxejibbaarnaansho.
Wadaag:
Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
m.l
Wadaag:
Tiro saddex jeer isku dhufsasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Jibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”.
m.l
Wadaag:
Tiro saddex jeer isku dhufasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; - rmi) Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (xis.) Shaxan adke ah oo leh lix weji oo labajibbaareneyaal ah. Mugga saddexjib baarane dhererka dhinaciisu yahay l waa l3.
m.l
Wadaag: