Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Xaashi turub oo saddex dhibcood leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saddexle oo kali ah:
  • Cali Atoore, ayaa weydiiyay magaceeda, waxaanay u sheegtay in la yidhaahdo Billan Gaas Saddexle oo ay ku dhalatay hawdka Hargeysa kaga beegan koonfurta.
  • Qoyska reer Gaas Saddexle ee ay Bilan ka dhalatay yaradkii ay ka qaateen Dhudi wuxuu ka muuqday geela uu reerku hadda leeyahay oo lixdan halaad oo ka mid ah ay ahaayeen yaradkii laga bixiyay Dhudi Gaas Saddexle.