Qeexid
"Ciddisiib."
"Ciddisiib."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Xarig ka samaysan saddex dhudood oo laysku soohay.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Maro weyn, cad oo haweenka reer miyigu xir-taan; saddexqayd.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Xaashi turub oo saddex dhibcood leh.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Muruq salka saddex madax ku leh.
m.l
Wadaag:
Nafley dheddig iyo labadeeda cunug oo wada jira.
Koox ka kooban saddex cunsur.
m.l
Wadaag:
Dheddig wax laba ilmood leh ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Cayaar jiib iyo jaan leh oo saddex goor la gooyo kana mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka sooma-liyeed.
m.dh
Wadaag:
Shaxan saddex dhinac leh.
S. ah: nooc ablayda ka mid ah oo daabkeedu xaggiisa sare saddex ganood ku leeyahay.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Maro haweenku waayadii hore qaadan jireen oo saddex qeyd oo isku tolan ka samaysan.
m.l
Wadaag:
Kal saddex beri biyaha laga qado.
S. qad ah: xoolo nugul ah oo aan saddex beri biyo cabbin.
m.l.kh
Wadaag:
Laba wiil oo isku hooyo iyo aabbe ah, wiil saddexaad oo waalidkood dhalay oo ku soo kordha.
Arrin, dood iwm oo laba qof isku hayaan qof aan loo baahnayn oo soo dhex gala siina fidneeya.
m.l
Wadaag:
Saddex ka dhigasho (wax).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc cawska ka mid ah.
Hub laba waran iyo gaashaan ka kooban.
m.dh
Wadaag: