Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Muruq salka saddex madax ku leh."
"(-layaal, m.l/dh) Muruq salka saddex madax ku leh."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Xaashi turub oo saddex dhibcood leh.
m.l
Wadaag:
Dheddig wax laba ilmood leh ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Cayaar jiib iyo jaan leh oo saddex goor la gooyo kana mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka sooma-liyeed.
m.dh
Wadaag:
Nafley dheddig iyo labadeeda cunug oo wada jira.
Koox ka kooban saddex cunsur.
m.l
Wadaag:
Shaxan saddex dhinac leh.
S. ah: nooc ablayda ka mid ah oo daabkeedu xaggiisa sare saddex ganood ku leeyahay.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (c.nafl.) Muruq saddex madax leh, gaar ahaan saddexsuullaha cududda oo ku yaal cududda xaggeeda dambe wuxuuna fidiyaa dhudhunka.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Maro haweenku waayadii hore qaadan jireen oo saddex qeyd oo isku tolan ka samaysan.
m.l
Wadaag:
Xoolo nugul ah saddex beri biyo moogaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Laba wiil oo isku hooyo iyo aabbe ah, wiil saddexaad oo waalidkood dhalay oo ku soo kordha.
Arrin, dood iwm oo laba qof isku hayaan qof aan loo baahnayn oo soo dhex gala siina fidneeya.
m.l
Wadaag:
Saddex ka dhigasho (wax).
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc cawska ka mid ah.
Hub laba waran iyo gaashaan ka kooban.
m.dh
Wadaag:
Kal saddex beri biyaha laga qado.
S. qad ah: xoolo nugul ah oo aan saddex beri biyo cabbin.
m.l.kh
Wadaag: