Qeexid
"(-ooyin, m.l) Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo."
"(-ooyin, m.l) Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo."
Wadaag:
Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyada oo aan la sii dayn xoog ugu jiidasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Qodax, musbaar, xidid iwm oo meel ku jirey ka soo bax-sasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
(daaw.) Qaddar daawo ah oo si taxadar leh loo qiyaasay takhtar u qoray in markiiba bukaan.
m.l
Wadaag: