Qeexid

"Geed nagaar yar oo leh laamo iyo caleemo jilicsan iyo miro la cuno, askax."

Qeexid Xigta

Miraha geedkaasu dhalo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: