Qeexid

"(-faf, m.l) Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine