Qeexid
"(-faf, m.l) Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac."
"(-faf, m.l) Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac."
Wadaag:
S. ah: hilib jiir ah oo la balballaariyey oo subag ama saliid lagu shiilay lana kaydiyey.
ld saafid.
m.l
Wadaag:
Dabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo falal aan laga fiirsan.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax saf gelin.
(f.mg) Qof saf gelid.
f.g
-ftay, -fatay
Wadaag:
Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito.
ld safasho.
m.l
Wadaag:
Meesha wareegsan oo geelu marka uu fadhiisanayo uu dhulka dhigto; leg.
Xabad; gaaddo.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Weel leh af ballaaran iyo dabo dhuuban oo daloosha oo hoorayaasha ku shuba weelasha afka dhuuban; dublad.
m.l
Wadaag:
Dildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal oo balballaaran madax yar iyo dabo sida xarigga u dhuuban oo qodxo ku tagtaaganyihiin, waxayna u egtahay sammiir yar.
m.dh
Wadaag:
Wax si saf ah u taagan ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Socdaal.
Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u aaday.
m.l
Wadaag:
Meel ka socdaalid.
Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.
f.mg1
Wadaag: