Qeexid
"(c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal oo balballaaran madax yar iyo dabo sida xarigga u dhuuban oo qodxo ku tagtaaganyihiin, waxayna u egtahay sammiir yar."
"(c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal oo balballaaran madax yar iyo dabo sida xarigga u dhuuban oo qodxo ku tagtaaganyihiin, waxayna u egtahay sammiir yar."
Wadaag:
(-fmay, -fantay; fmi) Hilib wax saaf laga dhigay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Dildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.
m.l
Wadaag:
Wax si saf ah u taagan ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito.
ld safasho.
m.l
Wadaag:
Meel ka socdaalid.
Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.
f.mg1
Wadaag:
Socdaal.
Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u aaday.
m.l
Wadaag:
(-fnay, -fantay; -fni) Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan2.
f.g1
Wadaag:
(jool.) Bedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.
m.l
Wadaag:
Wax wareersan ahaansho.
Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn samayn (nafley).
f.mg1
Wadaag:
(juqr.) Ama dhul-cawsaadka kulaaleyda waa gobolka adka la leh kaymaha badhaalaha kubbad badh asta, isla markaana dhaca inta u dhaxaysa ama degaannada diiran (latter) iyo kuwa kulul, deegaanta dabiiciga ah ee ka baxdaa waa caws iyo hir teel-teel ah, wuxuuna leeyahay xilliyo qoyaan iyo qallayl, roob la'aanta xilliga dambena waxay ka hor tagtaa bixitaanka keymaha meelaha qo-yaanka leh mooyee.
m.l
Wadaag: