Qeexid
"S. ah: qof caqli gaab ah; doqon. ld sufeehi, sufiih, sufiihi."
"S. ah: qof caqli gaab ah; doqon. ld sufeehi, sufiih, sufiihi."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Danjire dalkiisa u jooga dal kale oo shaqo dibolomaasi u haya.
m.l
Wadaag:
Shay ka mid ah qalabka dhismaha oo guryaha dedkooda hoose lagu dhejiyo.
Wax kasta oo marka guryaha la dedo hoos looga dhejiyo.
m.dh
Wadaag:
(-faf, m.l) Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax saf gelin.
(f.mg) Qof saf gelid.
f.g
-ftay, -fatay
Wadaag:
S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin.
Saafinnimo.
Nooc kalluunka ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito.
ld safasho.
m.l
Wadaag: