Qeexid

"(-rro, m.dh) Danjire dalkiisa u jooga dal kale oo shaqo dibolomaasi u haya."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga safiir oo kali ah:
  • Safiirka Jarmalka oo aad ula dhacay Cismaan wuxuu aad uga yaabay, kadib markii uu weydiiyey oo uu ku yidhi; Waxaad jeceshahay in aad mustaqbalka noqoto?
  • Waxaa xusid mudan in wasiirka arrimaha dibedda iyo safiirka dalkaa u fadhiyay caasimadda Yurub ee Brussels ay yihiin haween.