Qeexid
"(-rro, m.dh) (daaw.) Cudur si kedis ah u dillaaca oo si dhakhso leh ugu fida dadka dhexdiisa isagoo saameynaya qayb badan ee dadka ka mid ah."
"(-rro, m.dh) (daaw.) Cudur si kedis ah u dillaaca oo si dhakhso leh ugu fida dadka dhexdiisa isagoo saameynaya qayb badan ee dadka ka mid ah."
Wadaag:
S. ah: cudur dad ama xoolo badan mar ku wada dhaca.
m.l.kh
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof oogadiisa jeexjeex u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax u dulqaadasho.
Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur2, samar2, samir2.
f.mg1
Wadaag:
(-ro, m.dh) Feeraha intooda hoose oo saracda xigta iyo hilibka saaran.
m.dh
Wadaag:
Sanqar samayn. ld shanqar2, sharqan2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-faf, m.l) Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax saf gelin.
(f.mg) Qof saf gelid.
f.g
-ftay, -fatay
Wadaag:
Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qiimaha naagnimo.
m.dh
Wadaag: