Qeexid
"Badeeco meel fog u iibgeyn."
[-iyay, -isay]
safr yay
safr say
f.g2"Badeeco meel fog u iibgeyn."
Wadaag:
(-faf, m.l) Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax saf gelin.
(f.mg) Qof saf gelid.
f.g
-ftay, -fatay
Wadaag:
Maro badanaa xariir ah oo dumarka hindidu qaataan oo guntiino iyo hagoogba u ah.
m.dh
Wadaag:
Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito.
ld safasho.
m.l
Wadaag:
Cid inay samirto gayeysiin. ld samri.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal oo balballaaran madax yar iyo dabo sida xarigga u dhuuban oo qodxo ku tagtaaganyihiin, waxayna u egtahay sammiir yar.
m.dh
Wadaag:
Wax si saf ah u taagan ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Socdaal.
Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u aaday.
m.l
Wadaag:
Meel ka socdaalid.
Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.
f.mg1
Wadaag: