Qeexid

"Maalinta bisha Arrafo sagaalka tahay oo muslimiintu xajinaysaa banka carrafo taaganyihiin."

Qeexid Xigta

Roob da'ay maalintiisa sagaalaad ee riibigu kaco.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sagaalaad oo kali ah:
  • Cabdulahi Yusuf oo hadley bananbax ka dhacey Garowe Madaxweynaha DFKMG ah ayaa maanta ka hadley fagaare lagu xusayay sanadguradii sagaalaad ee soo wareegtay markii Puntland dhidibada loo taagey.
  • Midda sagaalaad: Qof u dhinta isagoo xoolihiisa difaacanaya in laga xoogo waa shahiid.